Dowladda Kenya oo cadeysay mowqifkeeda la xiriira aqoonsiga Somaliland

Kenya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay hadal heynta ku saabsan aqoonsiga Somaliland, kaddib dooddii baarlamaanka UK ay dhowaan ka yeesheen arrintaas. Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Raychelle Omamo ayaa sheegtay in Kenya ay Somaliland ula dhaqmeyso sida qeyb ka tirsan federaalka Soomaaliya, iyadoo sheegtay in Somaliland aysan Kenya u soo gudbin codsi loogu aqoonsanayo dowlad … Continue reading Dowladda Kenya oo cadeysay mowqifkeeda la xiriira aqoonsiga Somaliland